Talaado, November 25, 2025 (HOL) – Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goordhaw u ambabaxay magaalada Tanger ee dalka Marooko, halkaas oo uu uga qeyb galayo Madasha sanadlaha ah ee MEdays.