Isniin, November 24, 2025 (HOL) – Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Somaliland ayaa maanta soo saaray warbixin faahfaahsan oo ku saabsan kiisas kufsi ah oo bishii 4aad ka dhacay magaalada Burco, kaas oo loo haysto nin macallin Qur’aan ah oo lagu helay inuu kufsaday wiil iyo gabadh da’doodu u dhaxayso 9 ilaa 11 sano jir.