Puntland oo qabatay sarkaal Daacish u qaabilsanaa sahayda iyo isgaarsiinta

Isniin, November 24, 2025 (HOL) – Ciidamada ammaanka Puntland ayaa howlgal qorshaysan ku qabtay Cabdirisaaq Yaasiin Maxamed (Sugulle), oo lagu sheegay inuu Daacish u qaabilsanaa sahayda iyo xog-gaarsiinta kooxda Daacish ee ku sugan buuraha Calmiskaad.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu