Booliiska gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay dad ku eedeysan jirdil iyo dhaawac loo gaystay gabar yar oo 13 jir ah

Isniin, November 24, 2025 (HOL) – Ciidanka Booliiska gobolka Banaadir, gaar ahaan kuwa ka howlgala Saldhigga degmada Warta Nabada ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta kusoo dhigay Xasan Cabdikariin iyo Shukri Cali oo ku eedeysayn iney jirdil iyo dhaawac u gaysteen gabar yar oo 13 jir ah.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu