Xulka Qaranka 17 jirada Soomaaliya oo guul muhiim ah kusoo gabagabeeyay Ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha Afrika

Isniin, November 24, 2025 (HOL) – Xidigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 17-ka sano ayaa maanta guul weyn ka gaaray dhigooda dalka Rwanda oo ay isaga hor yimaadeen kulan ka tirsan Ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha Afrika ee ka socda dalka Itoobiya.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu