Wasiiru Dowlaha Gaashaandhiga Soomaaliya oo sheegay in Ciidamada Dowladda iyo Al shabaab kaliya loo ogolyahay inay hubka haystaan

Isniin, November 24, 2025 (HOL) – Wasiiru Dowlaha Gaashaandhiga Soomaaliya Cumar Cali Cabdi ayaa sheegay in laba dhinac kaliya loo ogol yahay inay haystaan hubka oo uu ku qeexay ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Kooxda Al-shabaab oo aan cid sedexaad loo ogoleyn inay hubka haysato.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu