Isniin, November 24, 2025 (HOL) – Warar dheeraad ayaa laga helaya howlgal ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ku fashiliyeen qaraxyo miino oo ay kooxda Al-shabaab ku diyaariyeen deegaano ka tiran gobolka Shabeellaha Hoose.