Isniin, November 24, 2025 (HOL) – Puntland ayaa bandow kusoo rogtay degaannada ku dhow togga Baallade, iyadoo gaadiidka loo fasaxay oo keliya inay saacado kooban u socdaan deegaanka Tasjiic iyo nawaaxigiisa, si looga hortago in sahay qarsoodi ah loo gaarsiiyo kooxda Daacish.