Museveni oo ku baaqay in la dhiso ciidan mideysan oo Bariga Afrika ah, Somalia-na qeyb weyn ka noqoto

Sabti, November 22, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni, ayaa mar kale soo celiyay fikraddiisa ku saabsan in la dhiso Midowga Bariga Afrika (East African Federation) oo leh hal ciidan oo mideysan, si loo xoojiyo difaaca gobolka loona ilaaliyo mustaqbalka dalalka Bariga Afrika.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu