Shirweynaha Koowaad ee Bahda Caddaalladda dalka oo Muqdisho ka furmay

Sabti, November 22, 2025 (HOL) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirweynaha Koowaad ee Bahda Caddaalladda dalka, oo looga hadlayo horumarinta sharciga, isla xisaabtanka, iyo xoojinta kalsoonida ay bulshadu ku qabaan hey’adaha garsoorka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu