Hoggaamiyaha xisbiga DCP ee Kenya oo Ruto ku eedeeyay in uu Kenya u maamulayo sida Soomaaliya

Sabti, November 22, 2025 (HOL) – Hoggaamiyaha xisbiga DCP ee Kenya, Rigathi Gachagua, ayaa si kulul u dhaliilay khudbad uu Madaxweynaha Kenya William Ruto uu ku sheegay in Kenya ay cagta saartay jidka horumarka oo ay noqonayso Singapore oo kale, isaga oo ku tilmaaamay “hadal madhan.”

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu