Madaxweyne Xasan Sheekh “Dalkaan waxaa ugu qiima badan Macalinka iyo Askariga Soomaaliyeed”

Sabti, November 22, 2025 (HOL) – Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad muhiim aheyd ka jeediyey munaasabadda Maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo ku beegan 21-ka Novembar, taasoo ka dhacday garoonka Ciyaaraha Muqdisho.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu