Amniga Ceerigaabo oo la adkeeyay kahor shir nabadeed oo ka furmaya magaalada

Isniin, October 20, 2025 (HOL) – Ciidanka Booliska Somaliland ayaa galabta ku dhawaaqay in gabi ahaanba la joojiyay dhaqdhaqaaqa gaadiidka dadweynaha ee magaalada Ceerigaabo, xilli uu furmayo shir nabadeed oo u dhexeeya beelaha magaalada wada deggan.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu