Isniin, October 20, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qirtay in maamulkiisu uu dayacay ka hortagga ururka Daacish, taas oo sababtay in kooxdan sanadihii dambe ay awood ballaaran ku yeelato hesho deegaano ka tirsan Puntland.