Jimco, September 26, 2025 (HOL) – Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida ayaa sii daaysay Laba askari oo loo haystay in ay si sharci darro ah ku saxiixeen qaliin lagu sameeyay hooyo xaamilo ahayd oo lagu magacaabi jiray Marxuumad Nimco Muuse Axmed, taasoo si muran dhaliyay ugu geeriyootay qaliinkaasi.