Baarlamaanka Jabuuti oo ansixiyay wax ka beddelka dastuurka si uu Madaxweyne Geelle mar kale u tartamo

Axad, October 26, 2025 (HOL) – Baarlamaanka dalka Jabuuti ayaa maanta si aqlabiyad buuxda u ansixiyay wax ka beddel lagu sameeyay dastuurka dalka, taas oo meesha ka saartay xayiraaddii da’da ee horay u jirtay, taasoo qof ka weyn 75 sano ka hor istaageysay inuu u tartamo xilka madaxweynenimada.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu