Axad, October 26, 2025 (HOL) – Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Duulista iyo Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in dhamaadka sanadkan la howl galin doono duulimaaduadii diyaaradda Somali Airlines.