Axad, October 26, 2025 (HOL) – Ciidanka Booliiska Soomaaliya, gaar ahaan kuwa ka howlgala saldhiga fegmada Hodan ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane si qarsoodi ah uga ganacsanayay maandooriyaha nooca loo yaqaano xashiishka.