Talaado, Luulyo 29, 2025 (HOL) – Golaha Wakiillada Puntland ayaa soo saaray qaraar si adag loogu cambaareeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo lagu eedeeyay ku lug lahaanshaha colaadaha ka taagan gobollada Sanaag, Haylaan iyo Gedo.