Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Booqasho Shaqo Ku Tagay Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool

Arbaco, Luulyo 30, 2025 (HOL) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta gaaray magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool, isaga oo hoggaaminaya wafdi ballaaran oo ka kooban wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan dowladda Federaalka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu