Banaanbaxii lagu waday inuu maanta ka dhaco Muqdisho oo la baajiyay

Sabti, September 27, 2025 (HOL) – Dadaalo ay hormuud u ahayeen Imaamyadda, Ugaasyadda iyo guddi Xildhibaano ahaa ayaa suurtagaliyay in la baajiyo banaanbaxii lagu waday inuu maanta ka dhaco magaalada Muqdisho.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu