Soomaaliya iyo DRC oo yeeshay wada hadalo ku saabsan sii deynta muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xiran Lubumbashi

Sabti, September 27, 2025 (HOL) – Dowladaha Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo ayaa wadahadallo ka bilaabay sidii loo sii deyn lahaa muwaadiniinta Soomaaliyeed ee haatan ku xiran magaalada Lubumbashi ee dalka Congo, sida ay xaqiijiyeen saraakiil rasmi ah.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu