Arbaco, Agoosto 13, 2025 (HOL) – Guddiga Maamulka Sare ee Bangiga Adduunka ayaa oggolaaday maalgelin labaad oo Soomaaliya loogu talagalay taageerada siyaasadaha horumarinta, taas oo lagu bixinayo deeq dhan $125 milyan, iyadoo ay bixineyso Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah (IDA).