Booliska Gobalka Banaadir oo Gacanta ku Dhigay Eedeysanayaal Been Abuur ka Sameeyay Muuqaal Dhac ah

Isniin, Luulyo 28, 2025 (HOL) – Ciidanka Booliska ee Gobalka Banaadir ayaa gacanta ku dhigay shan (5) eedeysane oo lagu tuhunsan yahay inay sameeyeen muuqaal si khaldan u muujinayay askari dharcad ah oo dhacaya qof jalaatoole ah.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu