Isniin, Luulyo 28, 2025 (HOL) – Puntland ayaa cambaareysay weerarkii kooxda Al-Shabaab ay shalay kula wareegtay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, kaas oo sababay khasaare naf iyo maalba leh.