Isniin, Luulyo 28, 2025 (HOL) – Safaaradda Dowladda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa si kulul uga jawaabtay heshiiskii dhawaan ay kala saxeexdeen masuuliyiinta Somaliland iyo Taiwan, kaas oo la sheegay inuu ku saabsanaa iskaashi dhinaca ilaalinta xeebaha ah.