Kooxda RSF ee dalka Suudaan oo ku dhawaaqday dowlad kale oo ka madax-bannaan Khartuum

Isniin, Luulyo 28, 2025 (HOL) – Koox siyaasadeed oo uu hoggaaminayo ciidanka milatariga ah ee RSF (Rapid Support Forces) ee dalka Suudaan ayaa ku dhawaaqday inay dhiseen dowlad kale oo kasoo horjeeda maamulka milatariga ee fadhigiisu yahay magaalada Khartuum, iyagoo sheegtay in dowladdan cusub ay horseedi doonto mustaqbal cusub oo lagu dhisayo dal federaal cilmaani ah oo dimoqraadi ah.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu