Isniin, Luulyo 28, 2025 (HOL) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii Soomaaliya iyo Itoobiya, kaasi oo ka dhashay heshiiskii Itoobiya la gashay Somaliland si ay uga hesho marin badeed iyo saldhig ciidan.