Booliska Soomaaliya oo gacanta kusoo dhigay dhalinyaro u geftay Madaxweyne Xasan Sheekh

Isniin, September 15, 2025 (HOL) – Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ka howlgala saldhiga degmada Garasbaaleey ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta kusoo dhigay afar dhalinyaro ah oo ku eedeeysan iney aflagaado iyo gef u geysteen Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu