Booliska Soomaaliyeed oo Digniin Adag Ka Soo Saaray Isticmaalka Dharka Ciidanka ee Aan La Ogoleyn

Isniin, September 15, 2025 (HOL) – Afhayeenka Booliska Soomaaliyeed, Gashaanle Sare Cabdifitaax Aadan Xasan, ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Muqdisho ku sheegay in tallaabo sharci ah laga qaadi doono cid kasta oo si sharci darro ah isaga duubta muuqaal iyadoo xiran dharka ciidamada qalabka sida.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu