Shariif Sheikh Axmed: Ceeb iyo fool xumo weyn laga dhaxli doonaa doorasho si khasab ah dadka lagu diiwaan galiyay

Isniin, September 15, 2025 (HOL) – Madaxweynihii hore ee Dawladda Soomaaliya, Shariif Sheikh Axmed, ayaa si weyn uga digay in doorashooyinka qof iyo cod lagu qabto codbixiyeyaal lagu diiwaan gelinayo si khasab ah.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu