Madaxweyne Xasan Sheekh oo Doha kula kulmay Amiirka Qatar, Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani

Isniin, September 15, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay caasimadda Qatar ee Doha, halkaas oo uu kulan muhiim ah kula yeeshay Amiirka dalka Qatar, Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani, kaas oo ka dhacay qasriga madaxtooyada dalkaasi.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu