Burundi oo ciidankeedi ku wargelisay inay ka feejignaadaan weerarada Kooxda Al shabaab

Khamiis, Luulyo 31, 2025 (HOL) – Taliyaha Guutada Ciidanka Burundi ee ku sugan Soomaaliya, G/Sare Oscar Hatungimana, ayaa si rasmi ah u soo gebagebeeyay kormeer shaqo oo uu ku tegay dhammaan saldhigyada Ciidanka Qaybta 5-aad ee ka tirsan howlgalka nabad ilaalinta ee AUSSOM.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu