Ciidamada dowladda iyo kuwa AUSSOM oo howlgalo culus ka wada Shabeellaha Hoose

Axad, Agoosto 10, 2025 (HOL) – Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Nabadsugidda Qaranka oo garab ka helaya ciidanka dowladda Uganda ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM ayaa howlgalo wadajir ah ka wada deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu