Axad, Agoosto 10, 2025 (HOL) – Maalmo kaddib markii qarax miino lagu dilay saraakiil ciidan, ayaa maamulka Puntland wuxuu ciidamo cusub u daad gureeyay buuraha Calmiskaad, si loo qaado wajigii ugu dambeeyay ee howlgalka ka dhanka ah kooxda Daacish.