Axad, Agoosto 10, 2025 (HOL) – Puntland ayaa sheegtay in maamulka Waqooyi Bari ee lagu aas aasay magaalada Laascaanood uu wiiqay rajadii shacabka reer Sool iyo reer Cayn ay ku aas aasteen maamulkoodii SSC Khaatumo.