Khamiis, Juun 26, 2025 (HOL) – Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa deegaanka ee loo yaqaan Macawiisleyda ayaa howlgalo Milatari ka wada saacadahii ugu dambeeyay tulooyinka hoostaga deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe.