Madaxweynaha Soomaaliya oo ugu baaqay Somaliland dib u bilaabista wadahadalladii labada dhinac

Khamiis, Juun 26, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ugu baaqay Somaliland in dib loo bilaabo wadahalladii u dhaxeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland, isagoo carrabka ku adkeeyay in dowladda Soomaaliya ay diyaar u tahay wax kasta oo horseedi kara dib u mideynta dalka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu