Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo qorsheynaya dib ula wareegista degmada Maxaas

Axad, Agoosto 3, 2025 (HOL) – Ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ee Macawiisleyda ayaa ka bilaabay deegaanada hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan abaabul xoogan oo ay ku doonayaan iney kooxda Al-shabaab kaga saaraan degmada Maxaas.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu