Soomaaliya oo kaalinta 2aad ka gashay dalalka Afrika ee kooxaha xagjiriinta ka geysteen dhimashada ugu badan

Axad, Agoosto 3, 2025 (HOL) – Weerrarada kooxaha xagjiriinta ee ka hawlgala qaaradda Afrika ayaa sababay dhimashada in ka badan 155,000 qof tobankii sano ee la soo dhaafay, iyagoo weli ah kuwa ugu firfircoon ee sababaya xasilooni-darro baahsan, sida lagu sheegay warbixin cusub oo kasoo baxday Xarunta Daraasaadka Istiraatiijiga ee Afrika (ACSS).

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu