Axad, Agoosto 3, 2025 (HOL) – Hoggaamiyaha maamulka Waqooyi Bari ee dhawaan lagaga dhawaaqay magaalada Laascaanood, Cabdiqaadir Aw Cali Firdhiye, ayaa Somaliland ugu baaqay in ay nabad qaadato, isaga oo sheegay in dagaalku aanu keeni karin natiijo la mahadiyo.