UN-ka oo ka digay iskaashiga halista ah ee u dhaxeeya Xuutiyiinta Yemen iyo Al-Shabab oo Kordhaya Geeska Afrika

Axad, Agoosto 3, 2025 (HOL) – Qaramada Midoobay ayaa daaha ka qaaday xaalado walaac leh oo ka socda Geeska Afrika, kaddib markii warbixinnada cunaqabateynta cusub ay muujinayaan in uu kordhayo xiriirka ka dhexeeya fallaagada Xuutiyiinta Yemen iyo kooxda Al‑Shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu