AUSSOM Oo Beenisay Wararka Sheegaya Khasaarooyin Culus oo Ciidamadeeda Ka Soo Gaarey Dagaalkii Bariire ay kula galeen Al-shabaab

Axad, Agoosto 3, 2025 (HOL) – Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM) ayaa si kulul u beeniyay wararka warbaahinta qaarkood ku sheegayaan in khasaarooyin culus ka soo gaareen ciidamadooda dagaal ka dhacay Degaanka Bariire, oo dhanka koonfur-galbeed ka xigta caasimadda Muqdisho.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu