Axad, Agoosto 3, 2025 (HOL) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysna oo ay iska kaashadeen ciidanka dowlada iyo kuwa Macawiisleeyda gobolka Hiiraan, kaasoo laga fuliyay duuleedka degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.