Ciidamada dowladda oo howlgalo qorshaysan ka fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose

Talaado, September 2, 2025 (HOL) – Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutooyinka 19-aad iyo 25-aad ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay saacadahii lasoo dhaafay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu