Madaxweyne Xasan Sheikh iyo raysal wasaare Xamse oo ka qeyb galaya caleemo saarka madaxweyne Firdhiye

Talaado, September 2, 2025 (HOL) – Guddoomiye ku xigeenka labaad ee aqalka sare Soomaaliya, Senator Cabdullaahi Timacadde, ayaa sheegay madaxweynaha Soomaaliya iyo raysal wasaarihiisa inay kasoo qeyb gali doonaan caleemo saarka madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu