Talaado, September 2, 2025 (HOL) – kooxo hubeysan oo aan heybtooda la garaneyn ayaa Xalay magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo ku dilay Nabadoon Aadan Maxamuud Buurdhuubo oo ka mid ahaa Nabadoonada caanka ka ah magaalada Baladxaawo.