Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Talaado, September 2, 2025 (HOL) – Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika, gaar ahaan magaalada Cape Town ayaa sheegaya in Xalay deegaanka Wesbank lagu dilay muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ah dhalinyarada dalkaasi u shaqa tagay.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu