Norway oo ballanqaaday inay kordhinayso taageerada bani’aadamnimada ee Soomaaliya

Talaado, September 2, 2025 (HOL) – Xukuumadda Oslo ayaa si cad u muujisay sida ay uga go’an tahay in ay xoojiso iskaashiga labada dhinac, iyadoo ballanqaadday in ay sare u qaadi doonto taageerada ay siiso Soomaaliya si looga hortago loona maareeyo xaaladaha bani’aadamnimada iyo musiibooyinka dabiiciga ah.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu