Ciidamada Uganda ee AUSSOM oo Khasaare Kala Kulmay Qabsashada Magaalada Bariire

Sabti, Agoosto 9, 2025 (HOL) – Ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa khasaare weyn kala kulmay howlgalkii lagu qaaday degmada Bariire oo dib gacanta dowladda ugu soo laabatay maalintii Jimcaha ahayd.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu